Villa Soomaaliya oo guddoontay Dhambaallo Hambalyo ah oo Madax kala duwan soo dirtay

Madaxtooyada Qaranka ayaa u guddoontay Madaxweynaha dooran ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud dhambaallo hambalyo ah oo ku aaddan guusha uu ka gaaray doorashadii Madaxtinimada ee ku qabsoomtay Muqdisho 15-kii bishan.   Dalalka aan walaalaha nahay iyo kuwa ay naga dhaxeyso saaxiibtinimada ku dhisan iskaashiga iyo wax-wada qabsiga ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh u … Continue reading Villa Soomaaliya oo guddoontay Dhambaallo Hambalyo ah oo Madax kala duwan soo dirtay